Qoysas danyar oo dib u dajin loogu sameeyay Magaalada Godeey

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, iyo Wasiirka Wasaaradda Waraabka iyo Dhulka DDS ayaa si wadajir ah xariga uga jaray tuulo casri ah oo laga hergeliyay Magaalada Goday taasi oo loogu talagalay in dib-u-dajin loogu sameeyo dadka xoolo-dhaqatada iyo qoysaska danta yar .

Munaasabada xariga looga jarayay Guryahaan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne kuxigeenka DDS, ,Wasiirka Wasaaradda Waraabka iyo Dhulka DDS iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here