Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Aafooyinka iyo kaydka Raashinka maamulka Somaaliland ayaa inkabadan 800 oo qoys deeq raashiin ah ugu qaybisay degmada Lughaye.
Deeqaan raashiinka ayaa ka koobneed Bariis,Baasto , Bur iyo Saliid.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


