Qoysas deeq maacuun ah loogu qeybiyay Baladweyne

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haay’adda Hin  ayaa in ka badan 74 qoys oo ku nool kaamka gabooyo ee magaalada Baladweyne garsiisay  deeq macuun ah sida digsiyaal ,saxaman ,caagadaha biyaha lagu shubto iyo agab kale oo badan.

Barakacayaashan ayaa ah kuwii ay sameysay fatahadii ku dhuftay magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.