Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Baydhabo

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta XFS mudane Saalax Shariif Sayidka ayaa Deeq raashiin ah gaarsiiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay Magaalada Baydhabo kuwaas oo ay saameeyeen daadadka iyo roobka dayrta.

Deeqdan looqeybiyey qoysaskan ayaa wa aay ka koobneed Bur,Bariis Sokor  Caano iyo Saliid iyo Timar.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulaahi.