Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Burco

0
140

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Baraanijka Afur Kal-kaal oo ah Baramij ay ku mideysan yahiin dhalinyaro soomaliyeed ayaa deeq rashiin ah gaar siyay in ka badan 65 Qoys kuwaas oo ku nool maagalada burco

Deeqdan rashiinka ayaa iskugu jirtay  bur baris sokor baasto cano timir iyo saliid.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen