Baladwayne (Radio Beerlula )-Ciidamada jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ayaa deeq raashin ah u qeybiyay in ka badan 200 oo qoys oo ku nool degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan kuwaaso ay sameysay fatahaadii webiga shabeelle.
Taliyaha qeybta afraad ee Ciidamada ATMIS Col Saciid Waaberi, saraakiil ka tirsan ciidamada jabuuti iyo Maamulka degmada Buula burde ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu qeybinayay deeqdan raashinka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.