Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay deegaanka Geerisa ee degmada Lughaya.

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Amoud Foundation ayaa deeq raashin ah oo ka gooban Bur, Bariis, Songor, iyo Saliid u qeybisay 500 qoys oo ku nool deegaanka Geerisa ee Degmada Lughaya.

waxa ka qeyb galay madsaha lagu qeybinayey deeqda Raashinka ah mas’uuliyiin katirsan hay’adda Amoud Foundation iyo maamulka deegaanka Geerisa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here