Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay,ada Tadaamun oo wakiil ka ah xarunta Gargaarka iyo arimaha bani aadanimo Ee boqor salmaan ayaa degmada Galdogob Gaarsiisey raashin loogu tala galay 250 qoys.
deeq raashin ah oo isugu jirta cuntada quutal daruuriga ah sida bur bariis basto iyo saliid ayaa la garsiiyay dadka danyarta ah iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool degmada goldogob.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen