Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Kismaayo

0
190

Baladwayne ( Radio Beerlula)-In ka badan 400 oo qoys oo ka mid ah dadka danta yare e ku nool Kamamka ku yaalo Kismaayo ayaa ka faa’ideystay Deeq rashiin ah oo ay u qaybisay Hayada qaxootiga iyo barakacayaasha Dowlad Gobaleedka Jubbaland .

Deeqdaan Rashiinka ah ee loo qeybiyay Qoysaska danta yar ayaa ka koobneed Saliid Dagir Boorash iyo Bariis.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.