Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Muqdisho

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay qoysaska danayar kuwaas oo kujira xarunta Hay’adda Soheeda ee Magaalada Muqdisho.

Deeqdaan ayaa waxaa ay ka koobneed Bur , Bariis , Saliid , Sokor iyo Baasto.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir waaneey