Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jimciyada Kheyriga ah ee Alfurqaan ayaa deeq raashin ah gaarsiiday inkabadan 160 Qoys oo iskugu jira danyarta iyo barakacyaal kuwaasi oo kunool magaalada Cadaado.
Deeqdaan Raashinka ah ayaa ka koobneed bur Bariis sonkor iyo saliid.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud
Audio Player

