Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda samafalka ee Suldaan Cilmi Kabaal foundation ayaa in ka badan 350 qoys deeq rashiin ah ugu qeybisay degaanka xariirad oo hoostaga degmada Borama ee Gobalka Awdal.
Deeqda rashiinka ah oo ka koobneed sokor,Bariis iyo Bur ayaa waxaa ka faa’iideeystay qoysas isugu jiro Dan yar iyo agoagoon.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


