Qoysas iskugu jira agoon iyo danyar ah oo gargaar loogu qeybiyay Kismaayo

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada Hoose ayaa deeq raashin ah oo ka Kooban Bur, bariis, Sokor, Saliid , Caano iyo Timir ugu qeybisay Mu’asasada Abuubakar Al-Sadiiq 30 qoys oo iskugu jira agoomo  iyo kuwa danyar ah.

qeybinta deeqdan raashinkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno kamid Mu’asasada Abuubakar Al-Sadiiq.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.