Qoysas ka barakacay Degmada Afmadoow oo loo qeybiyay deeq raashin ah

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Afmadoow Maxamed Cabdulaahi Cismaan ayaa deeq ka kooban raashinka nuucyadiisa kala duwan ugu qeybiyey duuleedka degmada Afmadow qoysas aay saameeysay daadadka kadhashay roobka

waxa goobjoog ahaa madasha deeqda lagu qeybinayey mas’uuliyiin katirsan maamulka degmada Afmadow iyo mas’uuliyiin katirsan golaha deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi