Qoysas ka barakacay fatahaad ku dhufatay Tuulada Lafoole ee duleedka Baladweyne.

0
181

Baladwayne (Radio Beerlula )-Qoysaskan oo ku nool tuulada Lafoole oo kamid tulooyinka hoosyimaada magaalada Baladweyne ayaa ka barakacay fatahaadda wabiga shabelle .

Dadkan barakacay ayaa intooda badan dagay tuulooyinka Hiiraan,Mareerta iyo deegaanka Ceel-gaal oo ah dhul taag .

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.