Baladweyne (Radio Beerlula)- Boqolaal qoys ayaa ka barakacay qeybo ka mid ah xaafaddaha Magaalada Baladweyne kadib markii karkaarada uu jabsaday webiga shabeelle.
Dadka ka barakacay guryahooda islamarkana ay sameysay fatahaada webiga shabeelle ayaa deegaansaday deegaanka Ceel jaale ee duleedka Magaalada Baladweyne iyo qeybo mid ah xaafaddaha Magaalada oo aysan soo gaarin dadaadka ka soo rogmaday webiga shabeelle.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan