Qoysas ka barakacay wabiga shabelle ee Baladweyne oo loo qeybiyay deeq raashiin ah

0
171

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqdan oo iskugu jirtay Bur Bariis Sokor iyo saliid ayaa waxaa bixiyay Sanatar Xasan Iidoow Kobac waxaana loo qeeybiyay Qoysaskii ay saameysay fataahada wabiga shabeele.

Dhalinyarada Ururka Raasamaal ee Baladweyne oo loosoo wakiishay bixinta deeqdan ayaa maanta ku qeybiyay Xaafada Howlwadaag gaar ahaane Laanta Hilaac.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.