Baledweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 30 qoys oo ka soo barakacay gobolka shabelle ee dalka Itobiya ayaa dib u dajin loogu sameeyay kaamka Doongaduud ee ku yaalo xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.
Qoysaskaan oo u badan Haween iyo Caruur ayaana heysan hooy ay ka galaan qoraxada maalintii iyo qaboowga haweenkii.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen. { Xaawo Luul }