Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka maamulka Jubbaland ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay Barakacayaasha iyo Beeraleyda kunool deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Deeqdaan ayaa waxaa waxaa ka faaidaystay Qoysas danayar ah oo isgu jira Haween, Odayaal iyo Caruur.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


