Qoysas ku nool deegaanka Biriqoday oo codsaday in la caawiyo

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool Deegaanka Biriqoday ee Gobalka Mudug ayaa xilliga waxaa ay wajahaayaan Biyo la’aan baahsan.

Qoysaskaan ayaa ka kooban Haween,Caruur, iyo Odayaal kuwaas oo u badan xoolo dhaqato iyoo Beerlaleey islamarkaana waxaa saameeyn ku yeelatay Abaaraha iyo Roob la’aanta ka jirta.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here