Qoysas ku nool deegaanka Camaara oo deeq raashiin lagaarsiiyay.

0
52

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka Galmudug ayaa Deeq gargaar ah gaarsiisay deegaanka Camaara oo ay ku nool yihiin dad danyar ah.

Deeqdan ayaa waxaa bixiyay hay,adda Boqor Salman waxaana qeybiyay hay,adda Tadaamun.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.