Qoysas ku nool Deegaanka gaargooyle ee galgaduud oo biyo la’aan baahsan soo wajahday.

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan Laba kun oo qoys ayaa wajahaya Biya yari kuwaas oo ku nool deegaanka gaargooyle qiyaastii 70 KM dhanka bari kaga ugu magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboledka Galmudug.

warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.