Qoysas ku nool deegaanka Mir-taqwe ee gobolka shabellaha dhexe oo la gaarsiiyay deeq raashiin ah.

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysas ku nool Deegaanka Mir-taqwe ee gobolka shabellaha dhexe ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis iyo timir taasoo ka timid hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka.

Qeybinta deeqdan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle, gudomiyaha degmada Mahadaay, gudomiyasha 4 tuulo ee hoos yimaado degmada Mahadaay iyo wakiilo ka socoday hay’adda Sodma.

warbixintan waxa noo haysa Xaawo Aadan Xuseen.