Qoysas ku nool deegaano hoos yimaada gobolka Awdal oo loo qeybiyay deeq raashiin ah

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gurmadka abaaraha gobolka Awdal ayaa deeq raashiin ah oo aay bixiyeen ganacsatada gobolka uqeybiyeen shan boqol oo qoys oo ku nool deegaanada kala ah Sabawanaag, Geedtiqsi,Dhuxunka, iyo Dharaar-waxar ee gobolka Awadal.

deeqdan lagaarsiiyey qoysaskan ayaa iskugu jira noocyada kala duwan ee Raashiinka sida Bariis, Bur, Songor iyo Saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here