Qoysas ku nool deegaano hoosyimaada degmada Hobyo oo codsaday in la caawiyo

0
42

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Deeganada Qosal-Tire iyo Qoryaale oo kamid ah deegaanada hoosyimaado degmada Hobyo ee Gobolka Mudug aya waxaa ka jirto abaar saameysay nolosha dadka iyo duunyada kunool deeganadaasi.

Baahiyaha ka jiro Deeganada ayaa waxaa ka mid ah Biyo la’aan, Raashinka yari iyo waxbarsho la’aan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here