Qoysas ku nool degmada Faraweyne oo deeq raashiin ah loo qeeybiyay

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Farawayne oo kaashanayo hay,ada aafooyinka iyo keeydka raashinka Soomaliland ayaa deeq Raashina gaarsiiyey Bulshadii ay saamaysay Abaaraha.

Deeqdan ayaa waxaa ka faaideystay in kabadan afarboqol oo qoys.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here