Qoysas ku nool degmada Garasbaaleey oo deeq raashiin ah loo qeybiyay

0
134

Baldweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda SoDMA oo kashaneyso haay’adda raabidtu Al caalam deeq rashiin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah oo kunool degmada Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir.

Deeqadan ayaa iskugu jirtay  rashiinka  noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto saliid iyo sokor.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here