Qoysas ku nool gobolka Saaxil oo loo qeybiyay deeq raashiin ah.

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xoghayaha dawladda Hoose ee magaalada Berbera Maxamed Saleeymaan ayaa deeq raashiin ah uqeybiyey qoysaska aay abaaruhu saameeyeen ee kunool deegaannada Batalaale iyo Biyo Guure ee gobolka Saaxil.

waxa kaqeyb galay madasha lagu qeybinayey deeqda raashiinka ah xilibaanada golaha deegaanka degmada BerBera iyo maamulka deegaannada Batalaale iyo Biyo Guure.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here