Qoysas ku nool gobolka Togdheer oo deeq raashiin ah loo qeybiyay

0
224

Baladweyne(Radio Beerlula )-Hay’adda u Diyaar Garawga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka maamulka Soomaaliland oo kaashanaysa Hey’adda Boqol Salmaan ayaa deeq raashiin ah u qaybisay inkabadan 100 qoys oo ku nool deegaanada hoosyimaada gobalka Togdheer.

Deeqdaan raashiinka ayaa ka koobneed Bariis , Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here