Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanadda xoolaha, dhirta iyo daaqa maamulka Jubbaland ayaa deeq xoolo ah gaarsiisay in ka bada 60 qoys oo ku nool deegaanada bulo bar tire iyo istaanbuul ee maamulka Jubbaland
qoysaskan danyar ah ee lagu warejiyay xoolahaan ayaa ah qoysaskii ku soo xoolo beelay abarahii ka dhacay dalka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.