Qoysas ku nool kaamanka Jowhar oo wajahaya xaalado bani’aadanimo.

0
149

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool kaamka Alla-sugge ee magaalada Jowhar ayaa waxaa xiligan soo wajahay xaalado nolol xumo.

Daruufaha ugu daran ee haysta qoysaskan ayaa Waxa kamid ah Hooy la’aan, Caafimaad darro Raashin yari , iyo Waxbarsho la-aan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here