Qoysas ku nool kaamka Buula-gaduud ee Kismaayo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.

0
149

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kaamka Buulo-gaduud oo kamid ah kaamamka  ku yaallo magaalada kismaayo ayaa waxa ku nool Qoysas danyar , agoon, iyo kuwa ay saameeyen abaaraha kajira dalka.

Qoysaska ku nool kaamka ayaa wajahaya xaalado bani’aadanimo sida guryo la’aan haysta , Xarun Caafimaad iyo biyo la’aan haysta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waneey.