Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka kalkaal ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan haysta daruufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, caafimaad darro iyo raashin yari.
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud