Qoysas ku nool Kismaayo oo lagaarsiiyay deeq raashiin ah

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Naadiga aqriska iyo qoraalka ee Magaalada Kismaayo ayaa Deeq raashiin ah gaarsiiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay Magaalada Kismaayo kuwaas oo ay saameeyeen daadadka iyo roobka dayrta.

Deeqdan ayaa ka koobneed maacuunta , Bacaha roobka iyo dhar la xirto.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey