Qoysas ku nool tuulada sheeloow ee duleedka Baladweyne oo codsaday in lasoo caawiyo

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo ku nool tuulada sheeloow oo ku talla duleedka galbeed ee Baladweyne ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo.

dadka ku nool tuuladan ayaa waxaa go-doomiyay biyaha kasoo fatahay wabiga shaabelle waxaana heeysta baayiho ay kamid tahay raashiin la aan iyo caafimaad darro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.