Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ayaa deeq garsiisay 2,345 qoys oo kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Kismaayo.
Deeqdan ayaa isugu jirtay dhar,teendhooyin,Maaciin, leyrar iyo agab kale.
waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim


