Qoysas qaba baahiyaha gaar ka ah oo deeq loogu qeybiyay Hargeysa

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 61 qof oo kamid ah dadka qaba baahiya gaar ka ayaa magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Somaliland loogu qaybiyay Deeq lacageed oo ka timid ururka Haweenka Hoodaale ee Magaaladaasi.

Munaasabad deeqda lagu bixinayay ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay ururka Haweenka hoodaale , ganacsato, iyo dadka baahiya gaarka ah qaba.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey