Qoysas saameyn kala kulmay duufaano ku dhuftay magaalada Hargeysa.

0
200

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 150 qooys oo kunool Xaafada dablataagay ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa sameeyn xoogleh kuyeeshay duufaano ku dhuftay magaalada Hargeysa.

Dadkan oo u badnaa danyar ayaa gabi ahaanba waayay guryigii ay daganaayeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here