Qoysaska ku nool deegaanka qam qaam ee Jubbaland oo laga gaarsiiyay deeq gargaar ah.

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuququl Insaan Jubbaland oo ay wehlinayaan Haweenka gobolka iyo Degmada Kismaayo ayaa deeq gar-gaar ah ku wareejiyay masuuliyiinta Hay,ada barakacayaasha Jubbaland.

Deeqda ayaa iskugu jirtay alaabaha guryaha baco marakaneecooyin iyo raashin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.