Qoyska gabar ku xanuunsan Baladweyne oo codsaday in la caaawiyo.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Faa-iso Siyaad Cali waa gabar da-yar ah oo ka dhalatay qoys danyar ah taasi oo ku xanuunsan kaam barakac oo ku yaalla magaalada Baladweyne.

gabadhan ayaa ka xanuunsan qaarka dambe iyadoo qoyskeeda ay waayeen qarash ay ku geeyaan goob caafimaad.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here