Baladweyne (Radio Beerlula)- Maxamuud, Jibril oo ahaa Rlwasaaraha hore ee wadanka Liibiya ayaa u geeiyoodey Cudurka Dilaaga ah ee karoona feyrus, waxaana mr Maxmuud Jibril oo hadda da, diiso ay ahayd 68 jir maal ihii Dambe uu la xanuunsaneyey Cudurkaan.
Khaled al-Mrimi, oo ahaa xoghayihii Isbahaysiga Ciidamada Qaranka, oo uu aasaasay Jibriil 2012. Ayaa xaqiijiyey geerida maxamuud jibriil. Dalka masar oo cudurkaani wali dad badan laxanuunsaneyaan ayaa u muquuqada in uu taxatir uu ugu jiro siifidida Xanuunkaani
Ninkaani geeriyooday ayaa waxaa uu horey u ahaa lataliyaha dhinaca dhaqaalaha hugaamiyihii Dalka Libiya mamuleyey in kabadan 40 sano, kaas oo sanadakii 2011 ay dileen mileeshiyaad careysan, kadib markii laga itaal roonaadey ciidamadii qaran liibiya,
Mr,Maxamuud ayaa waxaa aad looga xasuusaneyaan kacdoonkii ka dhacay wadanka liibiy sanadkii 2011 xeligaas oo uu madax u ahaa jabhadihii ku kacsanaa, Xukunkii mr Qadaafi, jabhadahaasi oo ay taageero buuxda ka heleyey mareykanka iyo Dalalka (NATO)