Raashin dhacay oo lagu qabtay dekedda Magaalada Muqdisho

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Tayadhowrka qaranka Soomaaliyeed ayaa Dekada Muqdisho ku qabatay Konteenaro ay kujiraan Bur dhacay oo ay soo dagsadeen ganacsato.

Burkaan dhacay oo laga keenay dalka Turkey ayaa gaaraya 7 kunteenar.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.