Rafael Leo oo ka Farxiyay Koox Horyaalka Ingiriiska Ah Waliba Saxiixiisa Dooneysa

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xiddiga AC Milan ee Rafael Leo ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxdaas xilli si weyn looga doonayo suuqa kala iibsiga

Tan iyo markii uu Milan yimid sanadkii 2019-ka , wiilkaan reer Portugal waxa uu soo jiitay indhaha kooxo kala duwan

Mar la weydiiyay su`aal aheyd  in ay suura gal  tahay in horyaal kale uu ka ciyaaro waxa uu Leo ku jawaabay ” haa taasi waa ay ay dhaceysaa basle waa mustabqalka”.

Laacibkaan hore Lille ayaa Milan kula jira hishiis gaaraya illaa iyo xagaaga 2024-ka , waxa uu saftay xilli ciyaareedkaan 14 kulan oo horyaalka ah iyadoo uu dhaliyay 6 gool halka afar kalana uu sameeyay