Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal, oo diiradda saaraya taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta maareynta Kalluumeysiga ee guud ahaan dalka
Barnaamijkaan ayaa door ka qaadanaya isku-xirnaanta iskaashatooyinka kalluunka, si ay uga faa’iideystaan khayraadka baddeena hodanka ah ee ceegaaga.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.