Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka ee muqdisho
Xaruntan ayaa muhiimadda weyn u leh bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan in la helo dhiig ku filan oo lagu badbaadin karo nolosha dad badan oo u baahan daryeel caafimaad oo degdeg ah.
Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.