Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho tababar uga daah-furay Sadex kun oo macalimiin Soomaaliyeed ah.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu furay Macalimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli doona bisha Sebtember ee sanadkan.

Waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheikh Abdulqaadir wasiiro katirsan xfs iyo mas’uuliyiin katirsan maamulka gobolka Banaadir.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi