Ra’iisul wasaaraha XFS oo danjirayaal usoo xeray tababar ku saabsan diblumaasiyadda

0
76

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa dhagax-dhigay dhismaha Machadka Qorsheynta Istatistikada iyo Dhismaha Hey’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliyeed.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaalia iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Warkan waxaa inoo haya  Aadan Cabdi Axmed.