Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowlada.
Munaasabadda lagu daahfurayay Qorshayaashaan ayaa waxaa ka goob joog ahaa Wasiiro , Agaasimayaal iyo xubno ka socday Ururada Shaqaalaha Rayidka.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


