Ra’iisul Wasaare XFS oo isku shaandheyn iyo xilka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa wasiirada.

0
172

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare XFS mudane Xamza Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn iyo xilka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa wasiirada.

Ra’iisul wasaaraha ayaa soo magacaabay 16 xubnood oo isugu jira wasiiro iyo ku-xigeenno wasiirada la magacaabay waxaa kamid ah.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here