RASMI: Enrique ayaa magacaabay 26-ka ciyaaryahan ee xulka Spain uga qeyb galaya Koobka Adduunka

0
14

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska 26-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Spain ee u matali doonta koobka adduunka Qatar, Ramos & Thiago ayaa laga tuuray, Pedri & Gavi ay ku soo baxeen

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska 26-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Spain ee u matali doonta koobka adduunka Qatar:

Goolhayayaasha: Unai Simón (Athletic Club), Robert Sánchez (Brighton), David Raya (Brentford).

Daafacyada: César Azpilicueta (Chelsea), Dani Carvajal (Real Madrid), Eric García (Barcelona), Hugo Guillamón (Valencia), Pau Torres (Villarreal), Aymeric Laporte (Manchester City), José Luis Gayà (Valencia), Jordi Alba (Barcelona).

Khadka dhexe: Sergio Busquets (Barcelona), Rodri (Manchester City), Pedri (Barcelona), Gavi (Barcelona), Carlos Soler (PSG), Marcos Llorente (Atlético Madrid), Koke (Atlético Madrid)

Weerarka: Álvaro Morata (Atlético Madrid), Ferran Torres (Barcelona), Nico Williams (Athletic Club), Yéremi Pino (Villarreal), Marco Asensio (Real Madrid), Pablo Sarabia (PSG), Dani Olmo (RB Leipzig), Ansu Fati (Barcelona).